[Akhriso:-] Dawlada Sacuudiga Oo Taageeray Tallaabooyinka Uu Qaaday Madaxweynaha Tunisia

0
Thursday 29th July 2021 06:20:26 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Dawlada Sacuudiga Oo Taageeray Tallaabooyinka Uu Qaaday Madaxweynaha Tunisia

    Dawlada Sacuudiga Oo Taageeray Tallaabooyinka Uu Qaaday Madaxweynaha Tunisia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Sacuudiga Oo Taageeray Tallaabooyinka Uu Qaaday Madaxweynaha Tunisia



Tunis(Karin News)- Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa taageero u muujisay madaxweynaha dalka Tunisia Kais Saied oo dhowaan qaaday tallaabooyin siyaasadeed oo dadka qaar ay ku macneeyeen afgambi, Madaxweyne Kais Saied ayaa eryay xukuumaddii, kala diray baarlamaankii isaga oo taageero ka helaya ciidamada.




Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Tunisa, waxayna ugu baaqaday beesha caalamka inay garab istaagaan midnimada dalkaas, oo ay ixtiraamaan madax-banaanida dalkaas.



In Tunisia, president calls for dialogue on constitutional reform to ease current deadlock | ConstitutionNet



LATEST NEWS