Dadka Weedhaha Xun Haku Dhibin!

0
Sunday 1st August 2021 09:10:09 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadka Weedhaha Xun Haku Dhibin!

    Drs. Perpetua Neooo ahayd dhakhtarad dhanka cilmi-nafsiga ah ayaa sheegtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Drs. Perpetua Neooo ahayd dhakhtarad dhanka cilmi-nafsiga ah ayaa sheegtay


 in Dhammaanteen aynu leenahay caadooyin khariban iyo fikrado khaldan. Kuwaasi oo waxyeelo u geysanaya dhegaha dadka kale, waxaana ay taasi inaga dhigaysa kuwo faafinaya nacayb iyo kala fogaansho bulshada dhexdeeda.

Waxaa kale oo ay tidhi: " waa in aynu nafteena baraa sidii aynaan weedhaha dadka ugu dhibin”. Waxaana ka mid ahaa caadoyinka xun ee ay tahay in la iska ilaaliyo:In dadka kale ceebahooda aad aragto taasi oo keenaysaa inay kaa niyad-jabaan sidaa darteed joogitaankaaga way dhibsanayaan, maadaama ay daqiiqad kasta kaa filan karaan inaad ceebtooda banaanka keento.

Inaad markasta wado weedhaha waa la yidhi iyo beeno aan jirin waxa ay kaa dhigaysaa qof la karaahiyaysto.

Inaad qofka kasta dacaayadayso oo aad xaqirto, waxa ay kaa dhigata qof dadka badankoodu ay neceb yihiin.

Maxaa yeelay dacaayadda ayaa inteeda badani ay tahay been iyo buunbuunin aan jirin. Ogow in hadalka yar iyo aamusaantu ay yihiin xikmad ay dadku kugu jeclaan karaan.

 



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS