Cunna Yarida Maxaa Keena?

0
Sunday 1st August 2021 09:35:48 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cunna Yarida Maxaa Keena?

    Qofka oo cunnada ka xianto waxaa keena sababo badan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qofka oo cunnada ka xianto waxaa keena sababo badan,

Su’aasha:

Walaal, mar dhexdaas ayaan dhiig iska qaaday waxaa layga helay cudurka malaariga, maadaama aan dareemayey qandho iyo xumad badan hada Alxamdulilaah qandhadii waanka roonahay lkn waxaa igu yar dhanka cuntada ayaa iga xiran si wacana uma hurdo habeenkii oo waan soo kacaa layl barkii marka arintaas maxaa lagu daweyn karaa?

Jawaabta:

Qofka oo cunnada ka xianto waxaa keena sababo badan, laakin adiga maadaama aad sheegtay in cudurka malaariyada ay kugu dhacday, waxaa laga yaabaa daaooyinka aad qaadan jirtay inay sabab u yihiin cunta yarida ka haysato.



Waxaa kaloo keeni kara cunta yarida fikirka badan iyo murugta ama cabsida iyo naxdinta waxaasoo dhan cuntada ayay xiraan, waxaa ugu caansan jirrada qofka hayso ama daawiinka qaadanaya way dhici kartaa inay rashinka uu qaadan waayo.

Daawada cuntada furta ee digenorm
Daawada cuntada furta ee digenorm

Waxaa jirta sharoobo oo cuntada furta, sidoo kale jirka cayilisa.
Marka waxaa ugu caansan Digenorm daawo la yiraahdo iyo mid la yiraahdo Megestrol.
Marka aad mid ka mid ah adeegsato cuntadaada way kuu furmaysaa inshaa Allaah.

Qofka su'aasha soo weyddiiyay waa:Ismaaciil Ibraahim

 

 




Xigasho daruur

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS