Maamulaha Shirkadda Ma Tebayno!

0
Saturday 7th August 2021 08:15:03 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulaha Shirkadda Ma Tebayno!

    Mid ka mid shaqaalaha shirkad weyn oo ay shaqaale tiro badani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid ka mid shaqaalaha shirkad weyn oo ay shaqaale tiro badani


ka hawlgalaan ayaa sheegay in wakhtiyada uu maamuluhu shirkadu maqnaado muddo bil ah aanay ogaan isla markaana aanay tebin, laakiin haddii shaqaalaha nadaafaddu uu maalin keliya maqnaado ay dareemaan dhibaato xoogan.

Xubinta shaqaalaha ayaa intaasi ku daray inay weliba u dheer tahay iyagoo ka werwera caafimaadkooda, hawsha socodkeeduna uu dhib badan ka qabsado iyadoo hoos u dhacna ku yimaado wax soo saarka.

Sidaa awegeed qiimaha qofka ee shirkadda maaha derejada uu hayo ee waa shaqada uu ka hayo. Dalka Japan shaqaalaha ugu musharka badani waa xoogaga nadaafadda u xilsaaraan.



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS