Badanaa inta qof la Aaminay Khiyaamo Sameeyay!

0
Sunday 8th August 2021 08:00:10 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badanaa inta qof la Aaminay Khiyaamo Sameeyay!

    Mar kasta khasab maaha inaad guulaysato laakiin waxa khasab ah inaad mar kasta ku fikirto sidii aad u guulaysan lahayd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mar kasta khasab maaha inaad guulaysato laakiin waxa khasab ah inaad mar kasta ku fikirto sidii aad u guulaysan lahayd.



  • Guuldaradu maaha inaad meel sare ka soo dhacdo, laakiin waa inaad fuuli kari weydo.
  • Dadku ma ilaabaan hawsha wanaagsan ee aad qabatay, mase xusuustaan wakhtiga aad ku qabatay sidaa awgeed iska dhaaf degdega oo hawl kasta oo aad qabato hagaaji.
  • Nacasnimadu waa inaad weli sii socoto wadadii aad ku guuladarada, fikir, ka dibna raac jihada
  • Hadyad kooban oo aad u geyso qof aan filayn ayaa ka qiimo badan mid weyn oo aad u geysay qof sii ogaa waxaad u keenayso.
  • Haddii qofku aanu lahayn mabda’ uu naftiisa u huri karo, mana laha mid uu ku noolaado.
  • Qofka dakhligiisu badan yahay kama shaqo badana, kan dakhliga yar laakiin waxay isku dhaafeen siday uga kala faa’iidaysteen maskaxdooda.
  • Saaxiibka wanaagsani waa kan ku sheegaa khaladka aad gasho, kuna saxa.
  • Badanaa inta qof la aaminay khiyaamo sameeyay, iska jir kuwa aad aaminayso.
  • Masiibooyinka u sabir maxaa yeelay marba marka ka danbaysa way sii yaraadaan.
  • Xeeladaha iyo khiyaamadu waa astaanta nacasyada aan lahayn caqli ku filan si ay u noqdaan daacad. (Benjamin Franklin)




FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS