Nooca dhiiggaaga iyo Dabeecada qofkaad tahay!

0
Tuesday 10th August 2021 11:20:50 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 667
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nooca dhiiggaaga iyo Dabeecada qofkaad tahay!

    Nooca dhiig ee caalamka ugu badan waa O+(38%), halka O- uu yahay 6% caalamka oo dhan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nooca dhiig ee caalamka ugu badan waa O+(38%), halka O- uu yahay 6% caalamka oo dhan.


 Dadka caalamka ku nool ee leh dhiig A+ waa 34% halka A- uu yahay 6%.
Dadka leh dhiiga B+ waa 9%, halka B- iyana tahay 2%. AB waxaa leh dad caalamka ka ah 4%, nooca dhiig ee ugu yar caalamkananwaa AB- waxayna caalamka ka yihiin 1%, dadkan waa in ay aad utaxadaraan haday joogaan goob aan lahayn Bangi dhiig(Blood Bank).
Dabeecadaha Shaksiyadeed ee noocyada dhiigagaga.
Dhiiga( O)
•Qof isku kalsoon
•Qof adag(Strong)
•Qof Kulul
•Qof Qableh(Proud)
•Qof umada dhex gali og(Social)
•Qof firfircoon( Energetic)
•Qof Dhanka wanaagsan wax ka eega(Positive)
•Qof dareenkiisa aan qarsann karin
•Qof khatarta qaata( Risk Taker)
Dhiiga(A)
•Qof dagan(Cool)
•Qof adeecid badan( Obedient)
•Qof xishood badan
•Qof akhlaaq leh(Polite)
•Qof daacad ah( Loyal)
•Qof nafhuris badan
•Qof daryeel badan
•Qof dhanka xun wax ka eega( Pessimistic)
•Qof feejigan
Dhiiga (
• Dad farxad badan
•Dad firfircoon( Active)
•Dad Naxariis badan( Kind)
• Dad aan nidaamsanayn( Unorganized)
• Dad buuq badan( Noisy)
•Dad ilowsho badan( Forgetful)
•Dad naftooda kaliya daryeel(Egocentric)
•Dad madadaalada jecel(Entertaining Lovers)
Dhiiga (AB)
•Dad Hal abuur leh( Creative)
•Dad diplomaasiyada kufiican( Diplomacy)
•Dad isbadal badan( Flexible)
•Dad aan la saadaalin karin( Unpredictable)
•Dad aan faraxsanayn badanaa, Saaxiibtinimadana kufiicnayn( Moody and brooding)
•Dad xirfado badan
•Dad khatarta qaata( People who take risks)
•Dad isku kalsoon
•Dad daacad ah( Loyal)
F.G
Dabeecadaas aan kor kusoo sheegnay ee noocyada dhiiga khasab maahan in qofku isku arko hadii uu noocaas yahay dhiigiisu.


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS