Shaqsiyadaha ama sifooyinka dadka dhiigoodu yahay B+.

0
Tuesday 10th August 2021 12:00:29 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqsiyadaha ama sifooyinka dadka dhiigoodu yahay B+.

    Nooca dhiiga qofka iyo shakhsiyada Qofka waxaa kaa dhexeeya xidhiidh wayn sida la ogaadey daraasado badan kadib.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nooca dhiiga qofka iyo shakhsiyada Qofka waxaa kaa dhexeeya xidhiidh wayn sida la ogaadey daraasado badan kadib.


Sidoo kale Dhiiga B+ kuma yaro bulshada, laakiin waxaa ka badan kaliya dhiiga O+ iyo A+.

(Common personality traits),Astaamaha ay wadaagan ayna kasimanyihiiin dadka dhiigoodu yahay B+.
1. Dad naxariis badan (kind).
2. dad cadho badan,lkn markiiba kasoo laabta Cadhada.
3. Dad firfircoon( Active).
4. dad go,aan adag waxayna leeyhin Go,aan qadasho ay ku gadhan hadfkoda.
5. waxay abuuri karaan wax cusub, Maskax ahan isbadalkana si fudud ayey ULA Qabsadaan
6. waxay ku fiicanyihiin saadasha.
7. Waxay awood uleeyhiin qofka runta sheegaya iyo Ka beenta shegaya inay kala gartaan.
8. Dad farxad badan.
9. Dad madadaalada jecel(Entertaining Lovers)
10. kalsooni ayey ku qabaan naftoda.
11. Dad naftooda kaliya daryeel(Egocentric)
12. iskama dhaadhiciyo dadka kale.
13. Dad buuq badan( Noisy)
14. Dad ilowsho badan( Forgetful)
15. waxay u samaysanyhin inay xil qabtaan dadkana wax wayn bay taraan intay xilkaas Hayaan.
16. waxay jecel yhiin Kali nimada.
17. waxay leyhiin saxbtinom kalsooni iyo farxad badan .
18. Lama qeexi karro shakhsiyadooda
19.Dad aan nidaamsanayn( Unorganized)
20. Waa Dad cibaadad iyo khayr ka jecel.
Guntii iyo gebagebadii Calaamadahan ama astasmahan iska Eeg hadii aad isku aragto waxaad kamid tahay dadka dhigan leh (B+).


Hadaba akhriste adiga dhiigaada Muxuu yahay.?

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS