[Akhriso:-] Magacyadda Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan 10 Masuul Oo Uu Xilalkii Ka Qaaday Madaxweyne Biixi

0
Thursday 2nd September 2021 15:30:09 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 7071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Magacyadda Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan 10 Masuul Oo Uu Xilalkii Ka Qaaday Madaxweyne Biixi

    Magacyadda Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan 10 Masuul Oo Uu Xilalkii Ka Qaaday Madaxweyne Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magacyadda Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan 10 Masuul Oo Uu Xilalkii Ka Qaaday Madaxweyne Biixi

1.Maxamed Muuse Diiriye, (Sacad Muuse)


Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha,
2.Jaamac Maxamuud Cigaal, ( Habar-jeclo)
Wasiirkii Hore ee Wasaarada Macdanta iyo Tamarta

3.Yuusuf Mire Maxamed (Boos), (Habar-yoonis)
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha


4.Sh. Khaliil Cabdillaahi Axmed, ( Arab)
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

5.Axmed Muumin Seed Habane, (Samaroon)
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha

6.Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble (Habar-jeclo)
Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

7.Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed
Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka

8.Yuusuf Maxamed Guuleed Boodhle (Habar-yoonis)
Wakiilkii Hore ee Somaliland ee Dalka Itoobiya

9.Farxaan Aadan Haybe, (Habar-yoonis )
Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

10. Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi ( Habar-yoonis )
Guddoomiyihii Hore ee Baanka Dhexe

Mudanayaal,

Sida aad la socotaan, xilka Qaranka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen. Waxaan idiinka mahad-celinayaa muddadii aad hayseen xilalka Qaranka.







LATEST NEWS