Maxay kula duwan yihin shirweynihi Kulmiye ee April 2014 iyo shirweynaha Wadaani November 2021?

0
Wednesday 17th November 2021 10:31:11 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay kula duwan yihin shirweynihi Kulmiye ee April 2014 iyo shirweynaha Wadaani November 2021?

    Maxay kula duwan yihin shirweynihi Kulmiye ee April 2014 iyo shirweynaha Wadaani November 2021?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxay kula duwan yihin shirweynihi Kulmiye ee April 2014 iyo shirweynaha Wadaani November 2021?





Waxa hogaanka xisbiga kulmiye lagu dhisay 7 xubnod fulinta, Madaxwinihi hore oo aha musharax, wasiir hore Samaale oo laga maslaxay madaxweyne Muuse oo wakhtiga noqday Gudoomiyaha rasmiga ee xisbiga kulmiye wa 9 sagal xubnod oo fulinta.
Hogaanka xisbiga Wadaani wa 8 xubnod, 2 labada musharax iyo gudoomiye hore Jirde wa 11 fulinta.



Waxay ku kala duwan yihin 6 kuxigeen oo an la sheegin siday u kala sareyan, balse anigu an u fahmay hadi gudoomiyaha wax ku yimadan waxa shir deg dega laysu yedhaya gudiida fulinta waxana gudoomiye ku meel gadha laga dooranaya kuxigeenada xisbaga ama waxa si ku meel gadha u haynaya xoghaya xisbiga wayo sidi lagu yaqanay xisbiyada waxa laga duway hab dhaqanki cada ee gudoomiye kuxigeenada shaqadooda?
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS