" MA IHI KULMIYAHA FARTOODA MALABKA KU DHUUQAY WAXAN AHAY KULMIYAHA DULMAN"

0
Thursday 18th November 2021 03:49:56 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " MA IHI KULMIYAHA FARTOODA MALABKA KU DHUUQAY WAXAN AHAY KULMIYAHA DULMAN"

    " MA IHI KULMIYAHA FARTOODA MALABKA KU DHUUQAY WAXAN AHAY KULMIYAHA DULMAN"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" MA IHI KULMIYAHA FARTOODA MALABKA KU DHUUQAY WAXAN AHAY KULMIYAHA DULMAN"



Ayaanle Maxamed Aw Cali ( Ayaanle Jooqle ) oo Ka Mid Ahaa Dhalinyaradii U Soo Halgantay Xisbiga Kulmiye Ee Ka Shaqeyay Guusha Uu Xisbiga Kulmiye Ku Faano Ee Gobolka Gabiley



Ayaa La Daalaa Dhacaya Dhawac Ka soo Gaadhay  Guushii Xisbiga Kulmiye ee 2017kii Ku Guulaystay Madaxwayne Muuse Biixi islamarkana Dhiigisu Dhulka U Galay ,Xisbiga Kulmiyena  iyo Xukumaduna Aanay Dib u Xasuusan .


Ayaanle Ayaa Caawa Qoraal Uu Bartiisa Facebook Ku Soo Qoray Ku Sheegay Sidan 


" MA IHI KULMIYAHA FARTOODA MALABKA KU DHUUQAY  

 WAXAN AHAY KULMIYAHA DULMAN"

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS