Siyaasi Maxamed Raambe Oo Ka Hadlay Xaaladda Xisbiga Kulmiye Galay Wakhtigan

0
Thursday 18th November 2021 10:51:29 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Maxamed Raambe Oo Ka Hadlay Xaaladda Xisbiga Kulmiye Galay Wakhtigan

    Siyaasi Maxamed Raambe Oo Ka Hadlay Xaaladda Xisbiga Kulmiye Galay Wakhtigan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Maxamed Raambe Oo Ka Hadlay Xaaladda Xisbiga Kulmiye Galay Wakhtigan

Qof kasta oo Kulmiye maalin u so shaqeeyay, wax taray ama taageeray wuu mahadsanaya, waxaanu u haynaa sharfanyahay iyo karaamo, Xisbiga kulmiyana ixtiram iyo xaq-dhawr ayuu ka muddan yahay.
Waa damiir ximo, doqonomino iyo abaal-laawenimo in la yidhahdo qof kasta oo Kulmiye ahaa ama xil ha so qabto ama yaanu so qabanine oo arragtida kulmiye ee xilagan aan la dhacsanay oo dantiisa iyo ta qarrankaba u arkay in uu meelkale kaga ciidan fiicanyahay la yidhahdo waa Tuug iyo waa sidan iyo sidan..... ka sidan lehi ma ah Kulmiyaha Kulmiye u damqanayaa ee waa mid manta ku danaysanaya ee farta malabka kula jira, ma'na aha Xisbiyaha waaqici ah. Kulmihii hore way so shaqeeyeen Waddankan way horumariyeen ilaa mantana wixii ay qabteen ayaa raasamaalkoodii ayuunba la maalayaa.
Kulmiye waa in uu gurigiisa dhexdiisa hagaajista, dadkiisina uu doonta lana yimaada siyaasad dib u heshiisin dhexdiisa ah iyo soo jiidasho taageerayaashiisi iyo is dhuldhig ah.





Inta ay kaga dhagtay cid kasta oo Kulmiye ahayd o kulmiye isku garan wayday waa tuug iyaga ayaa tuug ah oo waliba tuuug XXL ah oo wax deeqa aanay jirin, Tuugu inta aan tuug la odhan ayuu tuug yidhahda.
Yaa waqtiga gaaban ee hadhay lagu luminin ka daba hadalka hebalo, ee halala yimado isbadal dhab ah oo ka dhex dhaca xisbiga Kulmiye iyo wada cusub iyo afkaaro lagu meel marro.




May be an image of 1 person, standing, pool and sky
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS