Xildhibaan Ku Soo Baxay Aqalka Sare Oo Isu Casilay Dejinta Xiisad Ka dhex Taagan Beeshiisa.

0
Thursday 18th November 2021 10:57:38 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ku Soo Baxay Aqalka Sare Oo Isu Casilay Dejinta Xiisad Ka dhex Taagan Beeshiisa.

    Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) ayaa ka tagay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan dib loogu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) ayaa ka tagay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan dib loogu


doortay isagoo doortay in uu u tartamo golaha shacabka.
Warqad uu u diray madaxweynaha Galmudug ayuu sababta uu kursiga isaga casilay ku sheegay inuu rabo in reerka uu ku matalo Baarlamaanka uu ka dhex sameeyo siyaasad caafimaad qabta sida uu yiri.
Dhagay ayaa warqada ku sheega inu gartay in culeysyo Ka dhex jira dadka uu matalo darteed uu go’aankaas u qaatay






No photo description available.
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS