Mudane Madaxweyne Musharaxa Madaxweynaha Xilka kala Waregayaa Mudane Cabdirahman Ciro. Muu diidaneyn horumar Degmaddii laga soo doortey doorashadii baarlamanka ee Berbera.

0
Sunday 21st November 2021 10:19:20 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudane Madaxweyne Musharaxa Madaxweynaha Xilka kala Waregayaa Mudane Cabdirahman Ciro. Muu diidaneyn horumar Degmaddii laga soo doortey doorashadii baarlamanka ee Berbera.

    Balse waxu diidanaya in laga sameyo saldhig Ciidamo shiisheeye. Heshiiska DPW waxu lahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Balse waxu diidanaya in laga sameyo saldhig Ciidamo shiisheeye. Heshiiska DPW waxu lahaa






 isagoo dhameystiran Golaha hala keeno ee nuqulkan aad soo qorteen umadda qancin maaye. Heeshiska rasmiga ah keena ilaa hadana. Heshiiska rasmiga ah xukumadda uun baa ogg.



Maalintii la ansixinayayna shacabka Somaliland waxey ka dheregsan yihiin sidi lagu ansixiyey, dagaalkii iyo xildhibanaddii la xidhxidhey.
Markii aad aragtey khatarta ciidamo shiisheeye in aan shacabku rabin. Dagaalkii xutiyiintuna yeeshey waji cusub ayaad ka beydhey oo tisii usoo noqotey. Dowladda Emaratkuna ka kaaftoontey, ee ma adaa aragtidii Musharax Ciro usoo noqdey. Mise shacabkaad waxaad rabto u sheegeysa.
khudbadaaddii maantuna waxey aheyd gole ka fuul cadho badani ka muuqato. Waxaana sabab u ahaa isbedelka siyaasadeed ee Xisbiga Waddani ku soo kordhiyey siyaasadda Somaliland.


May be an image of 1 person and indoor

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani hadda loo doortey, Mudane Hersi Xaaji Cali waxu xukumadda kulmiye uga tagey markuu arkey talaadadda guracan iyo hab-dhaqankaaga aad dalka ku maamuleysid. Sidaasu duhur cadd uga dhaqaaqey.
Markaa madaxweyne adigaa aragtidii Ciro usoo noqdee dadku waxey lahayeen. Berberi wax go lagu qaado ka weyn.

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS