Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Hal-abuurey Qalab Casri Ah Oo Badbaadinaya Naf Iyo Maalba

0
Wednesday 24th November 2021 13:30:18 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Hal-abuurey Qalab Casri Ah Oo Badbaadinaya Naf Iyo Maalba

    Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Hal-abuurey Qalab Casri Ah Oo Badbaadinaya Naf Iyo Maalba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Hal-abuurey Qalab Casri Ah Oo Badbaadinaya Naf Iyo Maalba Hargeysa(KarinNews)- Laba wiil oo dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa hal-abuurey qalab casri ah oo badbaadinaya naf iyo maal labadaba. 

Qalabkan yar ayaa sheegaya marka gurigaaga ama goobtaada ganacsi uu ka kaco dab ama sidoo kale uu soo gallo tuug damacsan inuu dhac gaysto.


LATEST NEWS