[Daawo] Madaarka Ugu Wayn Somaliland Oo Muddo 12 Sanno Xidhan, Qorshe La'aanta Xukuumadda Iyo Baaqa Shacabka

0
Wednesday 24th November 2021 15:00:30 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Daawo] Madaarka Ugu Wayn Somaliland Oo Muddo 12 Sanno Xidhan, Qorshe La'aanta Xukuumadda Iyo Baaqa Shacabka

    [Daawo] Madaarka Ugu Wayn Somaliland Oo Muddo 12 Sanno Xidhan, Qorshe La'aanta Xukuumadda Iyo Baaqa Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Daawo] Madaarka Ugu Wayn Somaliland Oo Muddo 12 Sanno Xidhan, Qorshe La'aanta Xukuumadda Iyo Baaqa Shacabka Burco(KarinNews)- Madaarka magaalada Burco oo ah madaarka ugu wayn Somaliland ayaa muddo 12 sanno ah xidhan, iyada oo xukuumadda Somaliland aanay qorshahaba ugu jirin furista madaarka oo in badan miisaaniyadda lagu daray balse fashil noqday hirgalintiisu.

Shacabka Burco ayaa ku baaqay in xukuumaddu furto madaarka Burco oo qurba joogtu aad ugu baahan tahay, madaama oo masaafo ahaan ay kala fog yihin magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.


LATEST NEWS