[ DEG DEG ]:- Xisbiga UCID Oo Sheegay In Dalka Somaliland Ay Ka Jirto Masiibo Maamul Oo Aad U Xun

0
Thursday 25th November 2021 14:49:41 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ DEG DEG ]:- Xisbiga UCID Oo Sheegay In Dalka Somaliland Ay Ka Jirto Masiibo Maamul Oo Aad U Xun

    Xisbiga UCID Ayaa Sheegay In Dalka Somaliland Ay Ka Jirto Masiibo Maamul Oo Aad U Xun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga UCID Ayaa Sheegay In Dalka Somaliland Ay Ka Jirto Masiibo Maamul Oo Aad U Xun Hargeysa(KarinNews)- Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID ee Somaliland ayaa sheegay in dalka Somaliland ay ka jirto masiibo maamul xumo oo aad u daran, loona baahan yahay in dalku si dhakhso ah uga baxo.

Xoghayaha ayaa sidoo kalena ka hadlay sicir bararka dalka ka taagan iyo ujeedada safaro uu ku tagay Jabuuti iyo Itoobiya


LATEST NEWS