[DEG DEG:—] Dil Hargeysa Ka Dhacay Iyo Mindi Nafta Lagaga Jaray Qof Kale

0
Tuesday 30th November 2021 09:10:14 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 872
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:—] Dil Hargeysa Ka Dhacay Iyo Mindi Nafta Lagaga Jaray Qof Kale

    [DEG DEG:—] Dil Hargeysa Ka Dhacay Iyo Mindi Nafta Lagaga Jaray Qof Kale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:—] Dil Hargeysa Ka Dhacay Iyo Mindi Nafta Lagaga Jaray Qof Kale
Hargeysa(KarinNews)- Magaalada Hargeysa waxa ka dhacay dil aad u fool xun, oo sababay in xabsiga la dhigo nin isku dayey inuu gargaar u fidiyo ninka dhintey.

Dilkan ayaa yimi kadib markii xalay fiidkii uu mid kamid ah dadka dhalinyarada ah ee daroogada isticmaalaa uu mindi dhuunta ka galiyey nin kamid ah muruqmaalka ka shaqaysta Sariibada oo watay Kaaryoonle oo ay gacan ka hadal dhex dhex maray.


Dad joob joog ahi waxay sheegeen in ciidamada boolisku xidheen nin kale oo Kaaryoon ku qaaday ninkaas dhintay, kaas oo lagu waddo baadhitaan.

Laamaha ammaanka ayaa ku hawlan baadhista kiiskaas iyo sidii ay wax u dhaceen.

LATEST NEWS