[DEG DEG:- Halkan Ka Akhriso ] Eedaha Loo Haysto Cabdimalik Coldoon Oo Banaanka La Keenay + Cidda Dhibanaha Ka Ah Iyo NOoca Eeduhu Yihiin

0
Tuesday 30th November 2021 13:21:17 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 672
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:- Halkan Ka Akhriso ] Eedaha Loo Haysto Cabdimalik Coldoon Oo Banaanka La Keenay + Cidda Dhibanaha Ka Ah Iyo NOoca Eeduhu Yihiin

    [DEG DEG:- Halkan Ka Akhriso ] Eedaha Loo Haysto Cabdimalik Coldoon Oo Banaanka La Keenay + Cidda Dhibanaha Ka Ah Iyo NOoca Eeduhu Yihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:- Halkan Ka Akhriso ] Eedaha Loo Haysto Cabdimalik Coldoon Oo Banaanka La Keenay + Cidda Dhibanaha Ka Ah Iyo NOoca Eeduhu Yihiin Hargeysa(KarinNews)- Markii ugu horeysay waxa banaanka usoo baxay eedaha rasmiga ah ee loo haysto Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo muddo 3 bilood ku dhaw maxkamad la'aan ugu xidhan magaalada Hargeysa, kadib markii laga soo qabtey magaalada Burco.

Eedaha loo haysto wariye Cabdimaalik ayaa ah 4 eedood oo xeer ilaalintu soo qortey,kuwaas oo dhamaantood la xidhiidha dugsiga Abaarso iyo jaamacadda Barwaaqo oo Cabdimaalik marar badan wax ka qorey.


Halkan Hoose Ka Akhriso Eedaha Loo Haystao Cabdimaalik Ee Xeer Ilaalintu Kusoo Oogtey
No photo description available.
No photo description available.
LATEST NEWS