" Shacabka Somaliland Marnaba Ma Aqbalayaan Muddo Kordhin Anaguna Aqbali Mayno" Xoghayaha Guud Ee UCID

0
Tuesday 30th November 2021 14:18:03 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Shacabka Somaliland Marnaba Ma Aqbalayaan Muddo Kordhin Anaguna Aqbali Mayno" Xoghayaha Guud Ee UCID

    " Shacabka Somaliland Marnaba Ma Aqbalayaan Muddo Kordhin Anaguna Aqbali Mayno" Xoghayaha Guud Ee UCID

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Shacabka Somaliland Marnaba Ma Aqbalayaan Muddo Kordhin Anaguna Aqbali Mayno" Xoghayaha Guud Ee UCID Hargeysa(KarinNews)-Xoghayaha guud ee xisbiga UCID xildhibaan cumar Jaamac ayaa shaaciyey in aanay marnaba shacabka Somaliland aqbalayn muddo kordhin loo sameeyo xukuumadda madaxwayne Biixi waxii ka danbeeya November 2022.


LATEST NEWS