[DEG DEG:-] Xukuumadda Somaliland Oo Hadda Go'aan Kasoo Saartey Cabasho Ay Bulshadu Ka Qabeen Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland + Maxay Tahay cabashada Iyo Go'aanku ? Halkan Ka Akhriso

0
Tuesday 30th November 2021 15:06:49 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Xukuumadda Somaliland Oo Hadda Go'aan Kasoo Saartey Cabasho Ay Bulshadu Ka Qabeen Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland + Maxay Tahay cabashada Iyo Go'aanku ? Halkan Ka Akhriso

    [DEG DEG:-] Xukuumadda Somaliland Oo Hadda Go'aan Kasoo Saartey Cabasho Ay Bulshadu Ka Qabeen Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland + Maxay Tahay cabashada Iyo Go'aanku ? Halkan Ka Akhriso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-] Xukuumadda Somaliland Oo Hadda Go'aan Kasoo Saartey Cabasho Ay Bulshadu Ka Qabeen Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland + Maxay Tahay cabashada Iyo Go'aanku ? Halkan Ka Akhriso Hargeysa(KArinNews)-Xukuumadda Somaliland ayaa hadda go'aan kasoo saartey cabasho ay muddo dheer bulshadu ka qabtey shirkadaha isgaadhsiinta bixiya ee Somaliland.

Xukuumadda ayaa joojisay in fariimaha xayaysiisyaada iyo ogaysiisyada ah ee aaanay u baahnayn bulshadu in ay qalad tahay in ogolaansho la'aan shirkadu u diraan macaamiishooda. Waxaana ay amar ku bixisay in waxii ka danbeeya bisha January 2020 in xukuumaddu ganaax ku ridi doonto shirkadda isgaadhsiineed ee bulshada u dirta fariimo aanay u baahnayn ama aanay diiwaangashan oo aan ahayn adeegyada ay bixiyaan.


May be an image of text
LATEST NEWS