Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyey In Guddiga Doorashooyinku Diyaariyeen Dhamaan Hawlihii Doorashada Madaxtooyada Somaliland

0
Wednesday 1st December 2021 14:00:56 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyey In Guddiga Doorashooyinku Diyaariyeen Dhamaan Hawlihii Doorashada Madaxtooyada Somaliland

    Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyey In Guddiga Doorashooyinku Diyaariyeen Dhamaan Hawlihii Doorashada Madaxtooyada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyey In Guddiga Doorashooyinku Diyaariyeen Dhamaan Hawlihii Doorashada Madaxtooyada Somaliland
Hargeysa(KarinNews)-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka Somaliland ay diyaariyeen dhamaan hawlihii doorashada ee madaxtooyada Somaliland dhankooda kaga xidhnaa.

Waxaana uu taageerayasahooda ugu baaqay inay u diyaar garoobaan doorashada,ka xisbi ahaana ay diyaar yihiin
LATEST NEWS