[DEG DEG:-]Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtey Gabadh Kasoo Jeeda Jabuuti Oo Codsi Cajiiba U Dirsatay Baarlamaanka Somaliland

0
Wednesday 1st December 2021 14:07:57 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-]Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtey Gabadh Kasoo Jeeda Jabuuti Oo Codsi Cajiiba U Dirsatay Baarlamaanka Somaliland

    [DEG DEG:-]Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtey Gabadh Kasoo Jeeda Jabuuti Oo Codsi Cajiiba U Dirsatay Baarlamaanka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-]Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtey Gabadh Kasoo Jeeda Jabuuti Oo Codsi Cajiiba U Dirsatay Baarlamaanka Somaliland
HArgeysa(KArinNews)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Cabdirisaaq Al-banaani ayaa shaaciyey in xukuumaddu ay xabsiga dhigtey haweenay dhawaan goob fagaare ah ka sheegtey inay u baahan tahay in la sameeyo xeer ku ilaalinaya dharka aan cawradeeda qarin karin ee ay xidhato madaama oo uu yahay dal dimuqraadi ah.

Gabadhan oo dhalasho ahaan kaso jeeda Jabuuti ayaa dhawaan sheegtey inayu baahan tahay in aan lala hadal hadii ay suqa hargeysa ku dhex marto dhar ay kamid yihin Hoos gashi (Nigis) iyo Rajeeto (Keeshali).
LATEST NEWS