[DEG DEG:-] Nin Yameni Ah Oo Hargeysa Muddo Ugu Xidhan Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan+Maxaa Lagu Haystaa?

0
Thursday 2nd December 2021 09:35:16 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Nin Yameni Ah Oo Hargeysa Muddo Ugu Xidhan Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan+Maxaa Lagu Haystaa?

    [DEG DEG:-] Nin Yameni Ah Oo Hargeysa Muddo Ugu Xidhan Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan+Maxaa Lagu Haystaa?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-] Nin Yameni Ah Oo Hargeysa Muddo Ugu Xidhan Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan+Maxaa Lagu Haystaa?
Hargeysa(KarinNews- Somaliland; Wasiir nin Yemani ah muddo sanad ah ugu xidhan yahay deyn uu ku leeyahay.

Sida uu sheegay Garyaqaan Jamaal Xuseen Mandeela Nin Yemani ah ayaa Hargeysa ugu xidhan Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh. Cabdirisaaq Xuseen AL-baani oo sheegay in uu deyn ku leeyahay. 

Ma jiro sharci dhigaaya in qofna loo xidho dacwad madani ah. Balse Sheekh albaani ayaa sheegay in hadii aan loo xidhan uu ka baxsanaayo. 


Garyaqaan Mandeela ayaa sheegay in intii ninkani xidhnaa ay dhinteen Aabihii iyo Walaalkiiba.


LATEST NEWS