[DEG DEG]:- Askar Lagu Xukumay Cerigaabo Kufsi Ay Gaysteen Awgeed+ Nooca Xukunka Iyo Tirada Askarta

0
Thursday 2nd December 2021 10:57:46 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:- Askar Lagu Xukumay Cerigaabo Kufsi Ay Gaysteen Awgeed+ Nooca Xukunka Iyo Tirada Askarta

    [DEG DEG]:- Askar Lagu Xukumay Cerigaabo Kufsi Ay Gaysteen Awgeed+ Nooca Xukunka Iyo Tirada Askarta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG]:- Askar Lagu Xukumay Cerigaabo Kufsi Ay Gaysteen Awgeed+ Nooca Xukunka Iyo Tirada Askarta
Ceerigaabo(KarinNews)-Maxkmada Magaalada Ceerigaabo Ayaa Afar Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ku Eedaysnaa Kufsiga Gabadh Yar Ku Xukuntay Mid Walba Todoba Sano Oo Xadhig Ah.

Kufsiga Askartan Loo Xukumay Ayaa Ka Dhacay Badhtamihii Sanadkan Magaalada Ceel-afwayn Ee Gobolka Sanaag,Waxaana Ay Si Wadara U Kufsadeen Gabadh Yar Oo 13-jira.

Sidoo kalena magaalada Hargeysa waxa iyadana ka socda dhagaysiga dacwad loo haysto askar kale oo iyagana lagu eedeynayo kufsi ay u gaysteen gabadh dhalinyaro ah sida ay KarinNews j xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.
LATEST NEWS