Madaxweyne Fur Ururada Qore Mukhtar Cilmi

0
Sunday 12th December 2021 10:57:14 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Guud
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Fur Ururada Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato. Maqaalkaygan caawa waa baaq aan u dirayo madaxweyne muuse biixi c

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato. Maqaalkaygan caawa waa baaq aan u dirayo madaxweyne muuse biixi c
abdi oo runti iftimiyey in u dalkanu u socda xaga horumarka iyo ku dhaqanka shurucda dalka u yaal. waxaana runti faraya madaxweyneha in u bilaabo furashada urur siyaasideedyo cusub oo xiligeedii la gaadhay .

Talaabadaasu waxay siinaysa gudiga doorashooyinka wakhti ku filan qabshada diiwaangalinta ururada January 2022, kadibna la bilaabo tartanka ururada siyaasiydeed april 2022 ila June 2022 halkaasna at ka soo baxayaan 3 xisbi qaran cosub gali doona doorashadda madaxtooyada soo socota.

Furashada ururo cusub waa talaabo loo bahna muddo dheer, waayo maanta xisbiyadda jira waddani iyo ucid khilaaf mooyaane wax ay u soo kordhiyeen majirto saaxadda siyaasiyeeded muddoyinkii danbe oo waxay gaben shaqadii xisbinimo , sidaa darteed waxaan soo dhawenaya go'aankii madaxweynaha furashadda xisbiyo cosob ku soo biiri doona saaxadda somaliland mar u kahadlay munaasibad.

waxaanay u furaysa talaabadane siyaasiyiin han leh oo runtii somaliland ka faa'idaysan karto Waxaana ka mid ah : xagalatoosiye , cabdilaahi direwaal, warancade, maxamuud xaashi, lkn anigu waxaan u umalinaya 3da soo bixi doona waa:

Pro. Axmed ismaaciil samatar

Dr.maxamed cabdi gaboose

Siyaasi jamaal cali xuseen



Qore Mukhtar Cilmi

[email protected]



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS