Maxkamada Sare Somaliland

0
Sunday 2nd January 2022 12:15:35 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Guud
  • Visits: 523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Sare Somaliland

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato. Siyaasaddu waa nidaam dhaqan dhaqaale oo dal lagu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato. Siyaasaddu waa nidaam dhaqan dhaqaale oo dal lagu

hoggaamiyo, waxana ay ku salaysan tahay dastuurka iyo xeerarka dalkaasi u dhigan. Dadka nidaamkaasi hoggaamiya amma wax ha ku kordhiyeen amma wax ha ka beddeleene ayaa la yidhaa siyaasiyiin, waxana hoggaamiya madaxweynenaha iyo dastuurka somaliland u yaala.


Gud.maxkamada sare mudane aadan xaaji cali waxa la huba in u go'anka soo saaray kii shicibka iyo madaxweynaha ku farxi lahaayen ayuu noqon, in ururada la furi oo sharci tahay 6 bilood kahor doorashada hawshooda la galo. Waxaanu farayna gud.aadan xaaji cali si degdeg ah usoo afjaro xeer14 iyo cabaadka xisbiyadan ku liidka ah qarannimada iyo wadajirka somaliland.


Qore Mukhtar Cilmi



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS