[War Deg Deg:-] Madaxdhaqameedka Garxajis Oo Hadda Go'aamo Adag Soo Saarey Iyo Fariin Ay U Direen Madaxwayne Biixi

0
Tuesday 11th January 2022 14:03:43 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg:-] Madaxdhaqameedka Garxajis Oo Hadda Go'aamo Adag Soo Saarey Iyo Fariin Ay U Direen Madaxwayne Biixi

    [War Deg Deg:-] Madaxdhaqameedka Garxajis Oo Hadda Go'aamo Adag Soo Saarey Iyo Fariin Ay U Direen Madaxwayne Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[War Deg Deg:-] Madaxdhaqameedka Garxajis Oo Hadda Go'aamo Adag Soo Saarey Iyo Fariin Ay U Direen Madaxwayne Biixi
Madaxdhaqameedka GARXAJIS oo hargeisa ku shiray ayaa qodobo dhawra soo saaray , qodobada ugu muhiimsan ee madaxdhaqameedku ku dhawaaqeen waxaa ka mid ah.

1. In aanay beeshu taageersaneen ururo la furo.
2. In beeshu si buuxda ay u taageersan tahay in doorashada madaxtooyada xiligeeda lagu qabto.


Sidoo kale waxaa jiro qodobo kale oo dhowra oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee Dalka,iyaga oo madaxdhaqameedkaasi ku hanjabay in aanay marnaba aqbalayn in doorashadi dib u dhacdo.


LATEST NEWS