[Xog Culus:-]Xukuumadda Somaliland Oo Ciidamadii Ugu Badnaa U Dirtey Burco+Cabsida Xukuumadda Iyo Dhoolatustayada Mucaaradka

0
Wednesday 12th January 2022 09:21:25 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 973
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Xog Culus:-]Xukuumadda Somaliland Oo Ciidamadii Ugu Badnaa U Dirtey Burco+Cabsida Xukuumadda Iyo Dhoolatustayada Mucaaradka

    [Xog Culus:-]Xukuumadda Somaliland Oo Ciidamadii Ugu Badnaa U Dirtey Burco+Cabsida Xukuumadda Iyo Dhoolatustayada Mucaaradka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Xog Culus:-]Xukuumadda Somaliland Oo Ciidamadii Ugu Badnaa U Dirtey Burco+Cabsida Xukuumadda Iyo Dhoolatustayada Mucaaradka
Xukuumadda Somaliland ayaa ciidmadii ugu badnaa ee RRU ah, waxay udirtey magaalada Burco oo ay si wayn dhaqdhaqaaqyo uga wadaan hogaanka xisbiga waddani, taas oo sas ku abuurtey xukuumadda.

Xogo lagu kalsoon yahay ayaa Karinnews u xaqiijiyey in ciidamadan RRU uu horkacayo taliyahoodu,waxaana ujeedada ugu wayn lagu sheegay in lagu quwad jabiyo mucaaradka dadaalada ay Burco ka wadaan.


Ciidamadan waxa xalay si gaar ah ula kulmay badhasaabka gobolka iyo taliyaha qaybta,iyaga oo ku amrey in huteelada aan lagu qaban karin shirar ka dhan ahnxukuumadda oo la iskugu yimaado.

Xukuumadda Somaliland ayaa si wayn uga baqa qabta in lagala wareego taageeradio ay xukuumadda iyo xisbigeedu kulahaayen Burco,kadib markii badi madaxdhaqameedka beelaha ay la kulmeen murrashaxa madaxwayne iyo guddoomiyah Waddani oo Burco ku sugan.

Xaalka ayaaa qasan, bulshaduna si wayn ayey isha ugu haysaa qaddiyadan wqxa kasooo baxa.
LATEST NEWS