[WAR DEG DEG AH:-]Madax-dhaqameedka Jaarso Oo Si Wayn Uga Cawday Madaxwaynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya

0
Wednesday 12th January 2022 11:09:03 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [WAR DEG DEG AH:-]Madax-dhaqameedka Jaarso Oo Si Wayn Uga Cawday Madaxwaynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya

    [WAR DEG DEG AH:-]Madax-dhaqameedka Jaarso Oo Si Wayn Uga Cawday Madaxwaynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[WAR DEG DEG AH:-]Madax-dhaqameedka Jaarso Oo Si Wayn Uga Cawday Madaxwaynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya
Madax dhaqameedka beelaha Jaarso, oo cabasho ka muujiyay naamulka madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, kuna eedeeyay kala jeclaysi beelaha dega degmada Tuli Guuleed, isla markaana sheegay in beelaha Jaarso la faquuqay lagana saaray degaanka, la isuguna daray degaan ka saarid iyo barakicin.

Sidoo kale waxa odayaashu ay ku eedeeyeen in tallaabooyinka ay qayb ka tahay xukuumadda madaxweyne Cagjar, lana safan tahay beel beesha ku soo duushay.


Madaxweyne Cagjar ayay ugu baaqeen in uu cadaalad sameeyo.

Madax dhaqameedku waxa ay sidan ka sheegeen mar ay goor dhaweyd warbaahinta kula hadleen magaalada Hargeysa.
LATEST NEWS