[War Hadda Soo Dhacay:-] Madaxdhaqameedka Awdal Oo Fariin Adag U Direy Mucaaradka Somaliland Kana Hadlay Muranka Xeer14+[Sawiro]

0
Wednesday 12th January 2022 12:31:01 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Soo Dhacay:-] Madaxdhaqameedka Awdal Oo Fariin Adag U Direy Mucaaradka Somaliland Kana Hadlay Muranka Xeer14+[Sawiro]

    [War Hadda Soo Dhacay:-] Madaxdhaqameedka Awdal Oo Fariin Adag U Direy Mucaaradka Somaliland Kana Hadlay Muranka Xeer14+[Sawiro]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[War Hadda Soo Dhacay:-] Madaxdhaqameedka Awdal Oo Fariin Adag U Direy Mucaaradka Somaliland Kana Hadlay Muranka Xeer14+[Sawiro]
Salaadiin, Cuqaal Wxagarad iyo odayaasha magaalada Borama ayaa kullan warbaahineed ay maanta ku qabteen magaalada Borama waxay hanjabaad u direen xisbiyada qaranka ee Somaliland oo ay usoo jediyeen in nabadgaliyada la ilaayo.

Waxaana madax-dhaqameedkani ay shacabka ugu baaqeen in ay gacan bir ah iskaga qabtaan cid kaste oo nabadgaliyo darro wadda.


Madaxdhaqameedkan oo u muuqda kuwo xukuumaddu dhabarka soo taabatay ayaa sidoo kalena madaxda xisbiyada iyo cidkasteba ugu baaqay in aan laga hordhicin go'aanka ay soo saarto maxkamadda Somaliland ee ku saabsan xeerka muramka badan dhaliyey ee xeer14 oo ku saabsan furista ururada siyaasadda.

Madaxdhaqameedkan waxya xisbiyada mucaaradka usoo jeediyeen inay joojiyaan hanjabaadaha, sidoo kalena ay u hogaansanaadaan shuruucda dalk.

May be an image of 15 people, people standing and outdoors
May be an image of 13 people and people standing
May be an image of 17 people, people standing, tree and outdoors
LATEST NEWS