[DEG DEG:-]WADDANI Oo Soo Bandhigay 10 Calaamadood Oo Muujinaya Fashilka Xukuumadda Madaxwayne Biixi

0
Thursday 13th January 2022 09:40:23 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-]WADDANI Oo Soo Bandhigay 10 Calaamadood Oo Muujinaya Fashilka Xukuumadda Madaxwayne Biixi

    [DEG DEG:-]WADDANI Oo Soo Bandhigay 10 Calaamadood Oo Muujinaya Fashilka Xukuumadda Madaxwayne Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-]WADDANI Oo Soo Bandhigay 10 Calaamadood Oo Muujinaya Fashilka Xukuumadda Madaxwayne Biixi
10 Calaamadood ee Xukuumadda KULMIYE  Cimrigeeda maalmaha koobani ka hadheen, ka metesho maalmihii  Xukuumaddi Xisbiga UDUB sii Xijaabanaysay ? 

"Ninka kaabiga lagu hayaa, wuu kurbanayaaā€¯

1- Ururinta dadka iyo ka hadashiinta Weji ku macaashka ah.
2- Si xun u adeegsiga Warbaahinta Qaranka iyo cayda Madaxda Mucaaradka.
3- Xadhigga, Clcabudhinta muwaadiniinta iyo Madaxda Mucaaradka.
4- Sharci jebinta iyo isku dayga weerarka Golaha Wakiillada
5- Is hortaaga iyo khal khal gelinta Xafladda Xisbiyada Mucaaradku qabsanayaan.
6- Karkarinta iyo u ololeynta Muddo kordhinta Madaxweyne oo xaaraan ah
7- Af-xumada Masuuliyiinta Kulmiye
8- Shaqo ka eryida Weriyeyaasha iyo shaqaalaha fikirkooda cabira
9- Talo maroorsiga iyo iska fogeynta dadka waxgaradka iyo haldoorka bulshada
10- Kirada Xafiisyada Xisbiga oo  la iska bixin kari waayo.


Waxaa qoray Maxamed Siddiiq Dhamme
LATEST NEWS