[Xog Culus:-]Dr Gaboose Oo Tanaasuley+Guddiga Garxaajis Oo Kullan La Qaatey Iyo Xogihii U Danbeeyey

0
Thursday 13th January 2022 11:05:15 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Xog Culus:-]Dr Gaboose Oo Tanaasuley+Guddiga Garxaajis Oo Kullan La Qaatey Iyo Xogihii U Danbeeyey

    [Xog Culus:-]Dr Gaboose Oo Tanaasuley+Guddiga Garxaajis Oo Kullan La Qaatey Iyo Xogihii U Danbeeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Xog Culus:-]Dr Gaboose Oo Tanaasuley+Guddiga Garxaajis Oo Kullan La Qaatey Iyo Xogihii U Danbeeyey
 Dr Maxamed Cabdi Yuusuf (Gaboose), Ayaa Gabi Ahaanba Caddeeyey Inuu U Tanaasulay Musharaxa Madaxweyne Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

Dr Gaboose Oo Ay Caawa La kulmeen Odayaasha Daa'uud Ismaaciil (GAR-XAJIS), Ayaa u Caddeeyey Inuu Gabi Ahaanba Ka Hadhay Inuu Sameysto Urur Siyaasaddeed Cusub, Isla-markaana Uu Xiligan Uu Qayb Ka Noqdo Muranka Siyaasaddeed Ee Dalka Ka Taagan. Isagoo Odayaasha Daa'uud Ismaaciil u Sheegay Inuu La Qaatay Go'aannaddii Shalay Ka Soo Baxay Madax-dhaqameedka Beelaha GAR-XAJIS Ee Lagu faraxay Dhammaan Siyaasiyiinta Beel-weynta GAR-XAJIS in Aanay Ka Yeeli Doonin Sameynta Urur Siyaasaddeed Cusub, Isla-markaana loo Hogaansamo Labadda Xisbi Mucaaridka Ee WADDANI Iyo UCID.


Guddida Odayaasha Daa'uud Ismaaciil Oo Iyagu Dr Gaboose Ka Codsadday Inuu Ka aqbalo Codsi Ay Kaga Dalbaddeen Inuu Tanaasulo, Ayaa Ka Ogolaaday Codsiga, Waxaana Hadda La Soo gunnaadday Kulankan Ay La Yeesheen Siyaasiga Dr Maxamed Cabdi Yuusuf (Gaboose) Oo Caasimadda Hargeysa Ka Qabsoomay.

LATEST NEWS