[DEG DEG:-] "Muuse Hadii Uu Doorasho Qaban Waayo Nin Reer Samatar Ah Ayuu Noqonayaa Anna..."Faysal Cali Waraabe

0
Thursday 13th January 2022 11:58:43 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 496
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] "Muuse Hadii Uu Doorasho Qaban Waayo Nin Reer Samatar Ah Ayuu Noqonayaa Anna..."Faysal Cali Waraabe

    [DEG DEG:-] "Muuse Hadii Uu Doorasho Qaban Waayo Nin Reer Samatar Ah Ayuu Noqonayaa Anna..."Faysal Cali Waraabe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-] "Muuse Hadii Uu Doorasho Qaban Waayo Nin Reer Samatar Ah Ayuu Noqonayaa Anna..."Faysal Cali Waraabe
Guddoomiyaha xisbiga Ucid ee Somaliland Enf Faysal Cali Waraabe ayaa markale fariin hanjabaad ah udirey madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi

Guddoomiyaha oo hadal ka jeediyey madal Aroos ayaa sheegay in madaxwayne Biixi uu noqon doono nin shacab ah,hadii aani doorashada madaxtooyada wakhtigeeda ku qaban.

"Muuse hadii uu doorashada qaban waayo nin reer Samatar ah ayuu noqonayaa, anna nin Reer Guuleed ah"
LATEST NEWS