Aragtida Dadweynaha

Sixirbararka Xadhkaha Goostay Iyo dareen La'aanta xukumadda Tlada haysa.

0 Visits: 93 | Wednesday 23rd January 2019 09:35:49
Sida aynu wada ogsoonahay wadamada adunku waxay kala dagaalamaan shacabkooda sixirbararka

Read More »

Qaybtii 4aad : Ka Hortagga Khatarta Dabka.

0 Visits: 60 | Wednesday 23rd January 2019 09:30:01
Hadaba ugu dambeyntii ayanu taliyaha suaalo gaagaaban ka weydiiney qormooyinkan aynu soo sheegney waxaanu u dhacey sidan:

Read More »

Xisbiga Kulmiye Waa Hanti Qaran Oo Beelaha H/jeclo Leeyihiin!

0 Visits: 276 | Wednesday 23rd January 2019 09:26:40
Tan Iyo Intii Lagu Dhawaaqay Asxaabta Ururadda Badan 2001, Waxaa Xisbiyo Qaran U Soo Baxay 2002 Sadex Xisbi Udub, Kulmiye Iyo Ucid,

Read More »

Sirta Noloshu waa Fahamka Nolosha Qaybtii -19-aad

0 Visits: 54 | Wednesday 23rd January 2019 09:23:10
Fikirka wanaagsan iyo fikirka qaloocan waxay noqon doonaan kuwo awood badan leh oo ka imanaya saameynta nashaadka leh, Runtana Allaa Og.

Read More »

Haddii dadku is dhex galaan waxbay kala korodhsadaan .W/Q Barkhad-Ladiif M. Cumar

0 Visits: 65 | Wednesday 23rd January 2019 09:16:54
Dadku markay isku socsocdaan bay is bartaan, inta badan dadka bariga iyo galbeedku isma yaqaanaan

Read More »

Marka Aynu Maqalno Erayga Qaaci Waxaynu Xasuusanaynaa.....W/Q Sakariye Awaare

0 Visits: 31 | Wednesday 23rd January 2019 09:13:10
Marka aynu maqalnno Erayga Qaaci, waxa aynu xusuusannaa fan iyo miyuusig aad u macaan

Read More »

Cabdilaahi Maxamed Ducaale Oo Tacsi Udiray Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Xaaskiisii Safiya Maxamed Geeriyootay.

0 Visits: 113 | Wednesday 23rd January 2019 09:08:32
Safiirka JSL AU iyo IGAD Claahi maxamed ducaale iyo xaaskiisa sahra yuusuf cabdi ,

Read More »

Askarigani Wuu Ka Xun Yahay Macalin-kiisii Af-Weyne ( Abdi-shotaly) !

0 Visits: 72 | Wednesday 23rd January 2019 09:05:06
Gaajadda ka bax baan ku doodaayee, ma hadaan galay geeresh-keeddii, haduun bay ugu daran tahay, oo dar dhega-la',

Read More »

Isa Saaranta Aan Is Qaban...W/Q Farxaan Maxamuud "Galaydh"

0 Visits: 31 | Wednesday 23rd January 2019 09:01:33
Walaw aan xilligaa Afla-gaaddo iyo qadaf kala kulmay Dad badan oo dadkii akhristay ka mid ahaa.

Read More »

Talo Bixin Muranka Doorashada Baarlamanka Somalilan Gaar Ahaan Saami Qaybsiga

0 Visits: 47 | Wednesday 23rd January 2019 08:56:21
waxaa markii afraad mudo kordhin loo sameeyay GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND oo 15 sano kuraasida fadhiyay markasta oo wakhtigu

Read More »

Heerka Qabyaalada Dhalinta Dhexdooda Oo Dhawaanahan Hoos U Dhacday.

0 Visits: 110 | Tuesday 22nd January 2019 10:46:10
Waxay ahayd xilli xilligan ka horreysay oo qabyaaladu karkaar wayddaarisay unmada taas oo goosatay xadhkaha

Read More »

Dhaliilaha Is Huwan Ee Haysta Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada

0 Visits: 86 | Tuesday 22nd January 2019 10:29:14
waxaa marag madoon ah in wasaarada shaqada iyo arimaha bulshadu ay qaranka masuul uga tahay

Read More »

Muse Bixi, Iyo Dalka Somaliland Siduu U Dhaco, Waatan Cadeeyntii.

0 Visits: 144 | Tuesday 22nd January 2019 10:20:19
Muse Bixi. Siyaasada qaldan ee muuse biixi uu waado, waxaan halkan ka cadeey nayaa, inuu u badheedhey,,

Read More »

Taariikhda Isbedelka Geeska Africa

0 Visits: 71 | Tuesday 22nd January 2019 10:16:55
Qorshaha midowga Africa ee boqolka sano loo dejiyay lixdamaadkii, Balse aanay waxba ka qabsoomin,

Read More »

"Somaliland Iyo Somalia" Wanaagii Shalay Xumaan Ha Ku Sabootiyin. Walaal Kaaga Na Cadow Ha Ka Dhigan.

0 Visits: 159 | Tuesday 22nd January 2019 10:06:51
26 JUN 1960 Somaliland waxay ka xorowdey gumaysigii Ingiiska taas oo Soomaali oo dhan u ahayd guul Iiyo farxad walaalahood gaadheen,

Read More »

Xaaraan Cunista Madaxda iyo Xannuunka Ka Dhasha. W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Visits: 122 | Monday 21st January 2019 09:55:48
Masuuliyiinta xilka ummadda u haysa qaarkood markay xilka qabtaan waxay markaba bilaabaan inay laba liqaan xoolaha ummadda

Read More »

Tasbiixdii Samada Igaysey. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash.

0 Visits: 111 | Monday 21st January 2019 09:43:42
Inta uu labada jilib dhulka dhigay ayuu haddana kambadhuudhsi iyo kuududsi waxaan loo kale garaynayn u fadhiistay.

Read More »

Shirkada Dahabka Qodaysa Ee Degaanka Ceeldibir Ee Degmada Maydh , Waa Horumar U Soo Kordhay Bulshada

0 Visits: 135 | Monday 21st January 2019 09:40:38
Beryahan waxaynu maqlaynay in shirkad dahab qodaysa oo sharcigi wasaarada macdanta haysata buuq laku abuuray degaanka ceeldibir ,

Read More »

Yaa Erey Bixin Kara? W/Q Bashiir Tarabbi Oogle

0 Visits: 56 | Monday 21st January 2019 09:35:55
Waxaa jira Erayo aynu u baahanahay inaynu kasoo bedelo Erayo Afaf Qalaad inagu soo gaadhey, waxayna la socdeen Ilbaxnimada sababtay in aduunku u

Read More »

Shirka Golaha Dhex Ee Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 137 | Monday 21st January 2019 09:35:39
Xisbiyada qaranka waxa ku waajib ah sida sharciga ku xariiqan sannad kiiba mar la qabto shirarka golaha dhexe,sidaa darteed

Read More »